Deeq raashin ah oo ka timid Dowlada Imaraadka Carabta ayaa loo qaybiyey dadka danyarata ah ee ku dhaqan magalada kismaayo. Deeqdan raashinka ah oo iskugu jirtay raashinka qeybahiisa kala duwan sida bur, bariis, saliid, timir, baasto iyo digir ayaa waxaa dadka danyarta u qeybiyey hay’adda Khalif Bin Zayed Al Nahyan oo fadhigeedu yahay Imaaraatka Carabta iyo Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Jubaland, waxaana goob joog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka 2aad ee jubaland mudane Sheikh Abdiqadir Lugadheere, wasiir ku xugeenka Wasaaradda Arimaha gudaha, Wasiirka Warfaafinta iyo gudoomiyaha gobolka Jubbada hoose.
Madaxda iyo shacabka reer jubaland ayaa uga mahadceliyey walalada Imaraadka Carabta caawimaadda ay soo gaadhsiiyeen dadka danyarta ah ee ku dhaqan magalada Kismaayo kuwaa soo kasoo barakacay meelaha ay fatahaaduhu iyo colaadu ka jirto ee gobolka Jubbada Dhexe iyo qeybo kamid ah Gobolka Jubbada Hoose.
- Caawimo
Hi Editor,
I am a Florida State licensed air conditioning contractor. I can tell you one thing, which I have learned from many years of experience: Customer feedback is the lifeblood of every successfull business.
P.S. If you would have any feedback on my website, I would appreciate it: http://magmaair.com/
Cheers!
Joe