News 16 Mar, 2017 M/weynaha DGJ ayaa maanta qado sharaf ugu sameeyey xildhibaano katirsan Baarlamaanka DGJ oo uu dhawaan siminaar ugu soo xirmey magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
News 15 Mar, 2017 M/weyne ku-xigeenka koowaad ee Jubaland iyo Wasiir Dawlaha Madaxtooyada ayaa maanta oo Arbaco ah soo gabagabeeyey kormeer kii wasaradaha DGJ.
News 15 Mar, 2017 Waxqabadka Todobaadkan ee Wasaarada Haweenka, Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka ee Dawlad Goboleedka Jubaland.
News 15 Mar, 2017 Madaxweynaha Dawlad Goboleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam oo maanta Safar gaaban ku tagay Magaalada Muqdisho
News 14 Mar, 2017 Wasiir Dowlaha Wasaarada Amniga jubaland mudane Maxamed Cabdi Kaliil oo ka war bixiyey xaladaha amniga ee Dowlad Goboledka Jubaland.